Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay in Arday ka socota Puntland galeen Imtixaanka Shahaadiga

Waxaa shalay si rasmi ah loo soo gabo gabeeyay imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Sare, waxaana sanadkan imtixaankaasi u fadhiistay in ka badan 34-kun oo arday oo ku kala sugan gobolada dalka. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ardayda imtixaanka shahaadiga ah gashay ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare ay ku … Continue reading Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay in Arday ka socota Puntland galeen Imtixaanka Shahaadiga